Foomka Imtixaanka Qaranka oo la baahiyay iyo Daladaha waxbarashada oo soo dhaweeyey
April 13, 2015 - Written by EditorMuqdisho:-Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ayaa maanta isku waafaqay in halmar dalka oo dhan laga qaado imtixaan Qaran islamarkaana Arday kasta oo imtixaanka ka qeyb qaadanaya uu buuxiya (Foomka Diiwaan gelinta Ardayda) kaas oo ay wada meel mariyeen Wasaaradda iyo Dalladaha Ahliga ah ee inta badan gacanta ku haya Iskuulada Privet-ka.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare Prof Maxamed Abdulkadir Nuur ayaa sheegay in sanadkaan Wasaaradda ay ka go’antahay iney qaado imtixaan Qaran oo loo dhanyahay loogana baahanyahay Dhamaan dalladaha iyo Ardayda iney haystaan Foomkaan ku lifaaqan Qoraalka.
no images were found
Sikastaba Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare oo kaa shaneyso Daladaha iney sanadkaan qaado imtixaan Qaran oo loo dhanayahay.
Communication Officer Ministry of Education
Halgan.net