Khasaaraha Weerarka Garissa oo gaaray 70 qof dhimasho 79 Dhaawac (Daawo)

April 2, 2015 - Written by Editor

garisaUgu yaraan 70 qof ayaa ku dhimatay in kabadan 70 qof oo kalena way ku dhaawacmeen weerar ay ururka al-Shabab ku qaadeen Jaamacadda magaalada Gaarisa, sida uu sheegay wasiirka arrimaha gudaha Kenya.

Dableyda ayaa wali gudaha ugu jirta jaamacadda, waxayna ku dhex-haystaan arday aan tiradooda wali la sheegin. Ciidamada amniga ayaa iyaguna ku hareeraysan jaamacadda, waxaana socda howgallo ay doonayaan inay gudaha ugu galaan kuna soo bad-baadiyaan dadka ku jira Jaamacadda.

Ururka Al-Shabab ayaa sheegtay mas’uuliyadda weerarka. Magaalada Gaarisa waxay bartilmaameed u ahayd weerarro is xigxiga oo ay qaadayeen ururka Al-Shabab tan iyo intii ay farageliyeen ciidamada Kneya Soomaaliya sannadkii 2011-ka.

VOA Somalia
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online