Madaxweyaha dowladda Puntland Dr. Gaas oo canbaareeyey Qaraxii Garoowe

April 20, 2015 - Written by Editor

gaasagoonGaroowe:-Dawladda Puntland waxaa ay si buuxda u Canbaaraynaysaa Qaraxa maanta loo gaystey mid ka mid ah gaadiid qaada shaqaalaha Qaramada Midoobay ee ku sugan Caasimada Dawladda Puntland ee Garoowe. Dowladda Puntland waxaa ay ka xun tahay oo ay sla markaasna ay ka tacsiyeynaysaa guud ahaan shaqaalihii goobtaas lagu laayey, waxaa dowladda Puntland si gaar ah ugu tacsiyey naysaa Hay’addaha Qaramada Midoobay iyo wakiilka Un-ka ee Soomaaliya Mr. Nicholos Kay.

Hoos ka eeg warsaxaafadeedkii ay Puntland ku cambaaraysay qaraxii ka dhacay Garoowe

no images were found


M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online