Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.Gaas oo ku sii jeeda dalka Itoobiya

April 16, 2015 - Written by Editor

gaasGaroowe:-Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. C/wali Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu Hogaaminayo ayaa saaka la filayaa in uu ka dhoofaan garoonka diyaaradaha ee Garoowe iyagoo socdaal ku gaari doona dalka Itoobiya. Wafdiga Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Garoowe ku sii sagootin doona Madaxweyne ku xigeenka Puntand Eng.Camey iyo masuuliyin kale duwan oo ka tirsan golayaasha dowladda Puntland.

Madaxweynaha dwlada Puntland ayaa la filayaa in uu ka qayb galo shir ay ka soo qayb galayaan Madax ka tirsan dowladda Afrika , Madaxda Itoobya iyo qaar ka mid ah hay’addaha deeqda bixiya.

Ma ah markii ugu horaysay oo uu Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. C/wali Maxamed Cali Gaas uu uga ka qayb galo shir ay ka s oo qayb galayaan Madaxda dowladda Afrika loogana hadlyo arrimo ku saabsan horumarinta Afrika , amniga iyo Dhaqaalaha.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online