Madaxweynaha Dowladda Puntland iyo wefdigiisi oo gaaray Itoobiya.[Masawiro]

April 16, 2015 - Written by Editor

IMG_31962Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wafdigii uu hogaaminayey ee gelinkii hore ee maanta ka ambabaxay Garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa goor dhaweyd gaaray Dalka Ethiopia.

Madaxweynaha iyo Wefdiga la socda ayaa waxaa si diiran dalkaas ugu soo dhaweeyey Raysal-wasaaraha dalka Ethopia Hailemariam Desaleng, wasiirka Arrimaha Bulshada Cabdifatax yare iyo wasiirka Deeganka Belete Tafere Deste iyo masuuliyiin kale .

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa intay ay ku sugan yinhiin dalka Ethiopia kulamo la qaadan doona Madaxda Qaarada Afrika ee ka qeyb-galaya shirka Tana Forum, waana shir muhiim u ah Soomaaliya.

no images were found

DHAMMAAD-
Xafiiska Warfaafinta, Wacyigelinta,
Hiddaha Iyo Dhaqanka ee Madaxtooyada Puntland.

Leave a comment

*

Archives
April 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online