Mareykanka oo Liiska Argagixisada ku daray Laba Hogaamiyaha oo ka tirsan Al-Shabaab

April 22, 2015 - Written by Editor

logo-alshabaabDawladda Maraykanka ayaa goor dhowayd liiska argagxisada ku dartay hoggaamiyaha Al-Shabab Sheekh Axmed Diiriye oo sidoo kale loo yaqaan Abu Ubaidah iyo ninka la aamisan yahay inuu ku xigeenka u yahay ee Mahad Karate.

Sharacigani waxa uu xayirayaaa dhammaan hantida labadaasi qof.

Maraykanka waxay sheegeen in Axmed Diiriye uu hoggaamiye u noqday Al-Shabab kadib makrii uu dhintay hoggaamiyihii hore Axmed Cabdi Godane bishii Sebtember ee sannadkii hore.

Waxaa kale oo Maraykanku sheegeen in Mahad Kare oo sidoo kale loo yaqaan Cabdiraxiim Maxamed Warsame uu jagooyin muhiim ah kasoo qabtay qaybta amniyaadka ee Al-Shabab ee mas’uulka ka ahaa weerarkii lagu qaaday Jaamacadda Gaarisa iyo weerrada ismiidaaminta iyo dilalkka khaarajiska ah ee Soomaaliya iy Kenya ka gaysato Al-Shabab.

Sannadkii 2008 ayaa Maraykanku ay Al-Shabab u aqoonsadeen inuu yahay urur argagxiso ah.

VOA Somalia

Leave a comment

*

Archives
April 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online