Ogaysiis Muhiim Ah:-Nadwa Cilmiyeed ka bilaaban doonta magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari.

April 12, 2015 - Written by Editor

Nadwo 13Boosaaso:-Waxa  ay Mu,asasada Al-Minhaaj Ee Dacwada iyo Horimarinta Qaybta Gobolka Bari  La Socod Siinaysaa Dhamaan Dad waynaha Soomaaliyeed, In Nadwo cilmiyeedkii Sanadlaha  Ahayd  Ay Kabilaaban Doonto  Magaalada Boosaaso Taariikhdu  Markay Tahay 16/4/2014 oo ku beegan habeen Khamiis soo galayso .

Waxayna Ka Bilaaban Doontaa Markazka Wayn Ee Al-Rowda ee magaalada Boosaaso.Cinwaanka Nadwada sanadkan  ayaa noqondoona  Manhajka Ahlu Sunaha Iyo Halka Ay Ka Taagan Yihiin Shiicada( منهج أهل السنة وموقفهم من الشيعة).

Nadwadaan  ayaa  dhamaan shacabka  ku nool Puntland  ay kala socon  doonaan idaacada quraanka kariimka ee Al-Xikma qeebaheeda kala duwan. iyo Radio Halgan oo live u tabin doona inshalaah.

Sidoo kale waxa ay kala socon doonaan dadwaynaha soomaaliyeed ee ku nool dal iyo dibadba qololka iyo mareegaha soomaalida, sida:  Al-Minhaaj.com, Halgan.net, somalireal.com iyo kuwo kale .

Musasat Al-Minhaaj
Boosaaso
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online