Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo safar ku imaan doono Garoowe

April 8, 2015 - Written by Editor

RW_sharmaarkeGaroowe:-Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr.Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa la filayaa in maalmaha soo socda uu safar shaqo ku yimaad magaalada Garoowe ee caasimada Puntland. Wafdiga Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr.Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa socdaalkiisa waxaa ku wehelin doona Xidhibaano ka soo jeeda degaanada Puntland iyo qaar ka mid ah Golahiisa wasiirad.

Socdaalka Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr.Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa waxaa uu noqonayaa kii ugu horeeyey oo uu ku yimaado Puntland ilaa iyo intii uu qabtay xilka Ra’iisul wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya.

Ilaa hadda si rasmi ah looma shaacin u jeedka socdaalka Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr.Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke uu ku tegayo Puntland marka laga reebo shir looga hadlayo arrimaha Federaalka oo ka dhici doono magaalada Garoowe.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online