Sheekh Dr Cabdi Nuur Maxamed Maxmuud oo marti u ah Masjidka Al-Tawxiid Copenhagen

April 27, 2015 - Written by Editor

abdinurDenmark:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan dadweynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Copenhagen iyo nawaaxigeed in Sheekh Dr Cabdi Nuur Maxamed Maxmuud uu muxaadarooyin ka jeedin doono Masjidka Al-tawxiid ee magaalada Copenhagen  30-4-2015 ilaa 4-5-2015.

Maamulka Masjidka Al-Tawxiid waxay ka codsanayaan dhamaan jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Copenhagen iyo nawaaxigeeda in ay ka soo qeybgalaan muxaadaraadka iyo tawjiihaadka  Sheekh Dr Cabdi Nuur Maxamed Maxmuud oo ka mida culumada ku dhaqan dalka Norway.

Wixii Faahfaahin ah kala xiriir gudiga Dacwada
Tel:-0045 38107724

Halgan.net
Masjidka Al-Tawxiid
Denmark

Leave a comment

*

Archives
April 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online