Shirka Golaha Wasiirada Dawladda Puntland oo looga hadlay arrimaha dhowr ah.[Masawiro]
April 9, 2015 - Written by EditorGaroowe:-Shirka Golaha Wasiirada Dawladda Puntland oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. C/weli Max’ed Cali Gaas ayaa waxaa maanta looga hadlay arrimaha Nabadgelyada, Soo Dhoweynta Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, Mowqifka Puntland ee Arrimaha Gobolada Dhexe, Xiritaanka Xawaaladaha Soomaaliya ee dalka Kenya iyo Todobaadka Soo Bandhigidda Dhaqanka iyo Farshaxanka Puntland.
no images were found
Hoos ka eeg Warsaxaafadeedkii ka soo baxay Shirkii Golaha Wasiirada Dawladda Puntland ee maanta
no images were found
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net