Shirka Golaha wasiiradda ee Puntland oo looga hadlay amniga iyo xaalada degmada Taleex
April 23, 2015 - Written by Editor
Garoowe:-Shirka Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu maanta shir gudoominayey Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Eng.Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa waxaa looga hadlay xaaladda guud ee amniga Puntland iyo xaaladda degmada Taleex.
Hoos ka eeg Warsaxaafadeed ka soo baxay Shirka Golaha wasiiradda ee dowladda Puntland
[singlepic id=12550 w=900 h=800]
M_M_Deeq
Halgan.net

.gif)

