Shirka Golaha xukuumadda Dawladda Puntland oo looga hadlay arrimaha amaanka iyo Nabadeynta Beelaha
April 2, 2015 - Written by Editor
Garoowe:-Shirka Golaha xukuumadda Dawladda Puntland oo uu maanta shir gudoominayey Madax weynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay arrimaha amaan ka, hashiiski nabadeynta ee la dhex dhigay laba beelood oo walaalo ah wada dagana Gobolada Barri iyo Kar-kaar, dagaalka yemen iyo saamaynta Puntland, horumarka mashaariicda degmooyinka Puntland iyo Warbixino.
Hoos ka eeg Shirka Golaha xukuumadda Dawladda Puntland oo ka dhacay Garoowe
[singlepic id=11256 w=800 h=700][singlepic id=11257 w=900 h=800]
M_M_Deeq
Halgan.net

.gif)

