Tacsi ku socota reer Axmed Dhaloole

April 21, 2015 - Written by Editor

tacsi4London:-Waxaa halkaan Tacsi uga diraynaa haddii aan nahay Qoyska reer Keenadiid ilmo Axmed Dhaloole gaar ahaan walaasheen Sacdiyo Axmed Dhaloole oo ku nool magaalada London oo walaalkeen Abdirashiid Axmed Dhaloole oo ku magacdheeraa Abni uu ku geeriyooday 19.04.2015 magaalada Jeddaha ee dalka Sacuudiga.

Waxaan Alle uga baraynayaan Qoysaskii reer Axmed Dhaloole , Eheladii , iyo Qaraabadii uu ka baxay Abdirashiid Axmed Dhaloole in uu Sabir iyo iimaan naga wada siiyo isagan uu Janadii firdowsa uu geeyo Aaamiin,Aaaaaaaaaaaamin.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online