Tirada dhimashada weerarka Jaamacadda Garissa oo gaartay 147 qof (Daawo)

April 2, 2015 - Written by Editor

4Garissa:-Wararka ugu danbeeyey oo naga soo magaalada Garissa ayaa sheegaya in tirada dhimashada weerarka Jaamacadda Garissa ay gaartay 147 waxaana sii kordhaya dhaawaca oo haatan maraya ilaa 90 qof .

Magaalada Garissa ee xarunta gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya in ciidamada Kenya ay raaf aan kala sooc lahayn ay ka geyteen magaalada Garissa ee xarunta gobolka Waqooyi Bari Kenya waxaana kacsan caawa xaalada Magaalada .

Dadweynaha ku dhaqan magaalada Garissa ee xarunta gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa bilaabay in ay horey ugu xaroodaan guriyahooda.

Madaxweynaha Dowlada Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ka hadlay weerarka lagu qaaday jaamacada Garissa wuxuuna tacsi u diray shacabka dalka Kenya isaga oo sheegay in ciidanka Kenya ay wadaan howlgalo ka socda gudaha Jaamacada khasaaro lixaad lehna uu ka soo gaaray weerarka .

Hoos ka Daawo Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo ka hadlaya weerarkii lagu qaaday jaamacada Garissa.

Afhayeenka Al-Shabaab Cali Maxamuud Raage ayaa qadka taleefanka ugu sheegay wakaaladda wararka AFP in ay ka danbeeyaan weerarka lagu qaaday jaamacada Garissa

Hoos ka Daawo Xaalada magaalada Garissa oo uu galabta ka dhacay weerar lagu qaaday jaamacada Garissa

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online