
(October 28, 2015)
Xarfo:-Xaflad ballaaran oo si weyn loo soo agaasimay oo lagu caleemo saarayay Sheekh Suldaan Cabdiqani Qorane Maxamed ayaa maanta ka dhacay deegaanka Bali Qardhaas ee Duleedka Degmada Xarfo ee Gobolka

(October 28, 2015)
Riyadh:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Riyadh kulan kula yeeshay Boqorka dalka Boqortooyada Sacuudiga Salmaan Bin Cabdulcaziiz Al Sacuud.

(October 28, 2015)
Garoowe:-Waxaa goor dhow kulan deg deg ah yeeshay golaha wakiilada dowladda Puntland waxaa ay ka doodeen is casilaadii guddoomiyaha Baarlamaanka dowladda Puntland Siciid Xassan Shire waxaa kulanka shi Guddoomiyihii Barlamanka Puntland Siciid Xasan Shire oo is casilay.[Dhagayso]
(October 28, 2015)
Garoowe:-Guddoomiyihii Baarlamanka dowladda Puntland Siciid Xassan Shire ayaa shirjaraa,id uu saaka ku qabtay magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland wuxuu ku dhawaaqay in uu xilka iska casilay Madaxweynaha S/land Axmed Siilaanyo Oo Wasiiro Cusub Soo Magacaabay
(October 27, 2015)
Hargeysa:-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-3631/102015 Isku bedel iyo magacaabid ku sameeyey golaha wa

(October 27, 2015)
Gaalkacyo:-Wafti ballaaran oo uu hogaaminayo gudoomiyaha culimada Soomaaliyeed Sheekh.Bashiir Axmed Salaad, Cuqaal , Nabadoono ka yimid magaalada Muqdisho ayaa si weyn loogu soo dhoweeyey magaalada

(October 27, 2015)
Burtinle:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 27-10-2015 dib ugu soo laabtay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug, kadib markii uu lab

(October 27, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xassan Sh.Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay magaalada Riyadh ee Boqortooyada Sacuudiga, halkaas oo uu wadahadal kula yeelan

(October 27, 2015)
Garoowe:-Waxaa maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa magaaladda Garoowe caasimadda Puntland Culimo loo diyaarinayo siday ku noqon lahaayeen Culimada Mustaqbal waxaana culimadaan ay ka koobnaayeen ilaa 21

(October 26, 2015)
Wararka ka imanaya Somaliland ayaa sheegaya inay is casileen illaa sagaal wasiir iyo wasiir ku xigeenno oo ay ku jiraan xubno muhiim ka ahaa dawladda madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo. Xubnaha is ca
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|