
(January 12, 2016)
Boosaaso:-Tababar labo cisho soconaya ayaa maanta magalada Bosaso loogu qabtay mu'adiniinta masaajida magalada oo ay soo qaban qaabisay mu’asasada Al-Minhaaj ayaa waxaan kasoo qayb galay , was

(January 12, 2016)
Hargeysa:-Maxkamadda degmada Hargeysa ee Somaliland ayaa maanta xukun xadhig, ganaax iyo masaafuris isugu jira ku ridday saddex qof oo laba ka mid ahi ay u dhasheen dalka Pakistan, kuwaas oo ku eedays

(January 12, 2016)
Kismaayo:-Waxaa maanta markii saddexaad baaqday shirkii madasha wada tashiga qaran ee madaxda Soomaalida oo lagu waday in maanta uu ka furmo magaalada Ksmaayo ee xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland.s

(January 12, 2016)
Boosaaso:-Waxaa maanta soo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari Markab sidda agab kala duwan oo la doonayo in lagu ballaarinayo Dekedda weyn ee magaalada Boosaaso. Markabkii sidda qalabka

(January 12, 2016)
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sh.Cusmaan “Jawaari” oo uu wehliyo Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad, Was

(January 12, 2016)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Clai Gaas, Ra’iisul-wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxweynaha Dawl-goboleedka Jubba-land ayaa maanta 12-Jan-2016 kormeero indha-

(January 12, 2016)
Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray maanta magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe halkaas oo lagu wado in uu ka furmo Shirka Maamul u sameynta gobala
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|