Hoyga Aqoonta barashada Diinta Islaamka ee Machadka Al-furqan oo dood cilmiyeed lagu qabtay.[Masawiro/Video]
(January 21, 2016)
Laascaanood:-Hoyga Aqoonta diinta Islaamka ee Al-furqan ayaa waxaa lagu so gabagabeeyey dood cilmiyeed (Tababar) u dhexeeya dhalinyarada iyo hogaanka aqoonta ee Culimada gobolka Sool .Ardayda ka qalin
Wasiirkii hore ee waxbarashada dowladda Puntland Dr. Cali Xaaji shirkii Kismaayo waxa lagu hishiiyey 4.5.[Dhagayso]
(January 21, 2016)
Boosaaso:-Wasiirkii hore ee waxbarsahada dowladda Puntland Dr. Cali Xaaji Warsame oo waraysi gaar ah siiyey Idaacadda daljir ayaa xusay in shirkii ka dhacay magaalada Kismaayo oo ay madxada Soomaaliye
Ururka Al-shabaab oo soo bandhiga askartii Kenya ee ay ku laayeen deeganka Ceel-Cadde
(January 21, 2016)
Nairobi:-Wasaaradda gaashaandhiga Kenya ayaa qirtay in askar badan looga laayey weerarkii ururka Al-shabaab ay ku qaadeen saldhiga ay cidanka dalka Kenya u lahaayeen  deegaanka Ceel-Cadde ee gobolka
Wareysi C/Weli Gaas: Puntland Ma Aqbalin 4.5.[Dhagayso]
(January 20, 2016)
Boosaaso:-Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland, C/Weli Maxamed Cali Gaas, ayaa waraysi uu VOA siiyey ku beneiyey inuu burburay shirki dhowaan lagu yeeshay magaalada Kismaayo. Gaas waxa uu sheegay
Madaxweynaha: “Amniga waa tiirka aasaaska u ah horumarka iyo dib u dhiska Soomaaliya”
(January 20, 2016)
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Dugsiga Tababarka Ciidammada ee magaalada Muqdisho tababar ugu soo xirey duf
Hab dhaqanka Wanaagsan ee Islaamka Sh.Maxamuud Xaliike[.Video]
(January 20, 2016)
Laascaanood:-Waxaan idiin soo gudbinayaa muxaadaro qiimo badan oo ku saabsan hab dhaqanka wanaagsan ee lag doonayo qofka muslimka ah. Muxaadaradan ayaa waxaa soo jeedi nayo Sh Maxamuud Maxamed Xalliik
Baaq Gurmad Dhibaatada deegaanka Ceel-Cade ee Gobolka Gedo
(January 19, 2016)
Ceelcade:-Maamulka Hay'adda, Alrahmah Foundation For Education And Development wuxuu uga baaqaya dhammaan ummadda Soomaaliyeed, ummadda islaamka, iyo hay’adaha gargaarkaba, inay gacan u fidiyaan sha
Wasiirka Gaashaandhigga oo la kulmay Taliyaha Ururka Midowga Yurub ee tababara  Ciidanka DFS.[Masawiro]
(January 19, 2016)
Muqdisho:-Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya  Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta xafiiskiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay Saraakiil sare oo ka socota Midowga Yurub oo hoggaaminayay  
Tababar loo soo gabagabeeyey Ganacsatada Gobolka Sool.[Video]
(January 19, 2016)
Laascaanood:-Dowro sharci ah looguna magacdaray (ganacsiga iyo aragtida islaamka ) ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Laascaanod ee xarunta Gobolka Sool. Dowrada oo u jeedkeedu ahaa sidii ganacsatada lo
Dowro cilmiyeed ay soo qabanqaabisay Al-minhaaj iyo JBA oo lagu qabtay Jaamacadda Baria Afrika ee Boosaaso.[Masawiro]
(January 19, 2016)
Boosaaso:-Maalintii labaad oo xiriir ah ayaa Dowro Cilmiyeed loogu Magacdaray “(ملتقى الإرشاد الدعوي والتثقيفي”) Waxay kasocota Hoolka Jaamacadda bariga Africa. Maalinti

« Previous PageNext Page »