
(September 12, 2016)
Muqdisho:-War qoraal ah oo ka soo baxay Xogheynta ururka IGAD laguna faafiyey baraha bulshada ayaa waxaa lagu sheegay in la baajiyay shirkii madaxda IGAD ee ka dhici lahaa magaalada Muqdisho maalinta

(September 12, 2016)
Boosaaso:-Waxaa maanta si weyn looga ciiday magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari waxaana salaadii ciida lagu tukaday Garoonka Kubada cagta Boosaaso. Masuuliyiin ka tirsan dowladda Puntland ayaa

(September 12, 2016)
Baydhabo:-Magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay ayaa maanta si weyn looga ciiday waxaana munaasabada ciida Adxaa ka soo qeyb galay Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan i

(September 12, 2016)
Tromsø :-Iyadoo maanta ay tahay Maalintii 1aad ee Ciidul-Adxaa ayaa waxaa Muslimiinta ku nool Magaalada Tromsø oo ay Soomaalida qeyb ka tahay waxa ay ku tukadeen Salaaddii Ciidd

(September 12, 2016)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha ku xigeenka Puntlan Eng C/xakiin C/laahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta ka waxaa dadweynaha ku dhaqan magaalada Gaalkacyo kala qeyb galay munaasabadda ciidul adxaa . Eng C/xa

(September 12, 2016)
Stockholm:-Waxaa si weyn looga ciiday magaalada Stockholm ee Caasimada dalka Sweden waxaana Khudbadii Ciida akhriyey Sheekh Dr Haaruun Sheekh Xasan . Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Swede

(September 12, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dadweyne badan waxaa uu kula ciiday Masjidka weyn ee isbaheysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho waxaana Masjidka soo buux dhaafiyey dadweyne bad
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|