Raisulwasaare Kheyre Waxaan Go,aansaday in xilka iska Casilo
(July 25, 2020)
Ra’iisul wasaarihii xukuumadda DFS Xasan Cali Kheyre ayaa caawa shaaciyey in uu aqbalay kalsooni kala noqoshadii ay xukuumaddiisa maanta ku sameeyeen xildhibaanada goalah shacabka ee baarlamaanka
Wasaaradda Waxbarashada ee PL oo bilowday sixitaanka imtixaanka fasallada 12aad ee dugsiyada sare ee 2019-2020
(July 25, 2020)
Garoowe:-Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa bilowday sixitaanka imtixaanaadka fasallada 12aad ee dugsiyada sare ee Puntland 2019-2020. Imtixaanka ayaa loo xilsaar
Madaxweynaha Puntland oo gaaray Degmada Cadaado.[Masawiro]
(July 25, 2020)
Cadaado:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo safar dhinaca dhulka ah kaga soo ambabaxay magaaladda Dhuusamareeb ayaa lagu soo dhoweeyay magaalad
Madaxweyne Farmaajo oo aqbalay go’aanka Golaha Shacabka ee Kalsooni kala-noqoshada Ra’iisul Wasaaraha.
(July 25, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedraalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo waxaa soo gaartay go’aanka ay Xildhibaannada Golaha Shacabka codka kalsoonida kala noqdeen Xukuu
Ra’iisul wasaare Kheyre iyo xukumadiiisa oo la riday. [Video]
(July 25, 2020)
Muqdisho:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sh Cabdiraxmaan ayaa sheegay in Baarlamaanka uu saaka kalsoonidii kala noqday xukumaadda ra'uusu