Aqalka sare oo baaq kasoo saaray shirka Dhuusomareeb
August 15, 2020 - Written by EditorGuddiga Joogtada ah ee golaha Aqalka Sar ee DFS ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay ka soo saareen baaq kagasoo saareen shirka la filayo in uu ka furmo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlada Galmudug.
Warsaxaafadeedka ay maanta soo saareen Guddiga Joogtada ah ee golaha Aqalka Sar ee DFSayaa waxaa lagu soo dhaweeyey dhoweeyay qabsoomida shirka Dhuusamareeb 3 waxayna ugu baaqeen in lagasoo saaro go’aano dhaxalgal u ah umada Soomaaliyeed.
Halkaan Hoose ka Akhriso Baaqa ay soo saareen Guddiga Joogtada ah ee golaha Aqalka Sar ee DFS .
no images were found
A/cawaale
Halgan.net