Madaxweynaha Dowladda PL oo tegay deegaanka Cagaaran ee Gobolka Mudug
August 7, 2020 - Written by EditorCagaaran:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay deegaanka Cagaaran ee Gobolka Mudug.
no images were found
Madaxweynaha ayaa Fagaare kula hadlay dadweynaha tirada badan ee soo dhoweeyay, wuxuu uga mahadceliyay soo dhoweynta isagoo kula dar daar may midnimada, ka shaqeynta amniga iyo horumarka Gobolka iyo guud ahaan Puntland.
Halgan.net