Shaacinta imtixaanaadka dugsiyada sare ee dawladda Puntland 2019-2020.

August 10, 2020 - Written by Editor

Garoowe:-Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland waxay la socodsiineysaa Guddoomiyeyaasha Waxbarashada ee heer gobol iyo heer degmo, maamuleyaasha dugsiyada sare ee Puntland, Macalimiinta iyo waaliddiintaba in maanta oo Isniin ah, taariikduna tahay 10ka bisha Augsto 2020, la soo bandhigi doono natiijada imtixaanaadka ee dugsiyada sare ee Puntland, saacaddu marka ay tahay 11:00 am barqanimo.

Dhammaan waxaa lala socodsiinayaa in ay isdajiyaan ardaydu, oo ay si deggan ula socdaan natiijada imtixaankooda iyagoo adeegsanaya roll-numberkooda imtixaanka, galinayana shirkada Golis 299, ama Webka Wasaaradda ka daalacan doona natiijada Imtixaanka sida www.moepuntland.com.

Waxaan guul iyo nasiib wacan u rajaynaynaa ardeyda reer Puntland dhammaantood, meel walba oo ay joogaan.

By: Deeq Hurevov, Madaxa xiriirka Wasaaradda Waxbarasshada iyo Tacliinta sare.

Leave a comment

*

Archives
August 2020
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online