Siihayaha Wasiirka Cadaaladda XFS oo ka hadlay weerarkii Xabsiga dhexe.[Video]
August 11, 2020 - Written by EditorMuqdisho:-Siihayaha Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda XFS Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji ayaa sheegay in baaritaan dheeraad ah lagu sameen-doono oo lagu ogaanayo sababtii ka dambeysay weerarkii maanta ka dhacay gudaha xabsiga dhexe ee Xamar, isagoo bogaadiyay kaalinta ciidamada ammaanka ay ka geysteen howlgalkii ay ka fuliyeen gudaha xabsiga dhexe.
Hoos ka Daawo Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda XFS oo ka hadlay weerarkii Xabsiga dhexe.
A/cawaale
Halgan.net