Siihayaha Wasiirka Cadaaladda XFS oo ka hadlay weerarkii Xabsiga dhexe.[Video]

August 11, 2020 - Written by Editor

Muqdisho:-Siihayaha Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda XFS Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji ayaa sheegay in baaritaan dheeraad ah lagu sameen-doono oo lagu ogaanayo sababtii ka dambeysay weerarkii maanta ka dhacay gudaha xabsiga dhexe ee Xamar, isagoo bogaadiyay kaalinta ciidamada ammaanka ay ka geysteen howlgalkii ay ka fuliyeen gudaha xabsiga dhexe.

Hoos ka Daawo Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda XFS oo ka hadlay weerarkii Xabsiga dhexe.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2020
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online