War-murtiyeedka ka soo baxay shirka Wadatashiga Dowladdaha Puntland iyo Jubbaland.?

August 27, 2020 - Written by Editor

Garoowe:-Shir wadatashi oo maalmo u socday Madaxda Jubbaland iyo Puntland aayaa waxaa laga soo saaray War-murtiyeedka kooban oo labaad dhinac ay isku afgarteen waxaan saxaafadda u akhriyey Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta, Hiddaha, Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Puntland Cabdullaahi Cali Xirsi Timacade.

Hoos ka Daawo War-murtiyeedka shirka Wadatashiga Dowladdaha Puntland iyo Jubbaland.

no images were found

Dhinac kale Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo la hadlay saxaafadda ayaa sheegay in ay shirka ay u tegayaan magaalada Muqdisho u jeedkiisa uu yahay siddii xal wada ogol ah looga gaari lahaa doorashada ka dhacayso dalka Soomaaliya 2020/2021.

no images were found

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2020
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online