Wasiirka Amniga iyo DDR Dawladda Puntland oo booq day magaaladda Ballibusle ee Gobolka Mudug

August 14, 2020 - Written by Editor

Ballibusle – Wasiirka Amniga iyo DDR Dawladda Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa booqasho ku tagay magaaladda Ballibusle ee Gobolka mudug, soo dhawayn balaaran kadib waxay kulamo la qaateen odayaasha, waxgaradka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada. Waxaa kale oo ay dhagax dhigeen dhismaha xarunta Booliiska ee magaalada.

Waxaa kamid ahaa wafdiga Gudoomiyaha guddiga dhawrista deegaanka iyo khayraadka dabiiciga ah ee golaha wakiiladda Puntland Xildhibaan Fuaad Abshir Adeer, Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Amniga, Gudoomiyaha Gobolka mudug iyo nabadoon Yaasiin Cabdisamad.
Baahintii:
Xafiiska Warfaafinta Wasaaradda Amniga iyo DDR Dawladda Puntland.

Leave a comment

*

Archives
August 2020
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online