Hadaljeedinta Bilaha ah Madaxweyne Dani oo uu ga hadlay Xaalada Puntland iyo Doorashada2020/21

September 8, 2020 - Written by Editor

Muqdisho:-Hadaljeedinta Bilaha ah ee Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, waxaa uu caawa kaga hadlay xaaladda guud ee Puntland sida horumarka laga sameeyay amniga, Garsoorka Puntland, Doorashada 2020/21, Safarkiisa Muqdisho iyo kulamada uu yeeshay.

Madaxweynaha ayaa bil walba isniinta u horeysa la hadla Dadweynaha arrintaasi oo ay dadweynuhu aad usoo dhoweeyeen.

Hoos ka daawo Hadaljeedinta Bilaha ah Madaxweyne Dani oo uu ga hadlay Xaalada Puntland iyo Doorashada2020/21

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

243,658 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>