Madaxweynaha Jubbaland oo dib ugu soo laabtay Kismaayo

September 11, 2020 - Written by Editor

Kismaayo:-Waxaa goor dhow soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Jubbaland Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed Maxamed Islaam xili maanta qarax is miidaamin ah lagu dilay Sh Shaafi Raabi Kaahin oo ahaa Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga Jubaland oo in mud ah ay soo wada shaqeeyeen Axmed Madoobe.

Faahfaahinta dib ayaa idin kala socod siin doonaa Insha Allaahu

A/cawaale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

238,596 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>