Madaxweynaha PL oo ka qayb galay kulan qado ah oo ka dhacay Villa Soomaaliya.
September 10, 2020 - Written by EditorMuqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalay kulan Qado ah oo Madaxweynaha DFS Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo u sameeyay Madaxweynayaasha Dowladdaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ah iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.
no images were found
Kulanka ayaa hordhac u ah Shirka Madaxda Dowladda Federaalka ah iyo Dowladdaha xubnaha ka ah u madlanyihiin, kaasi oo looga hadli doono sidii ay dalkan uga dhici laheyd doorasho la isla ogolyahay oo wakhtigeeda ku dhacda.
Halgan.net