Wasaaradda caafimaadka Puntland oo talaagado lagu kaydiyo talaalka gaarsiiyay deegaano ka mid ah Gobolka Sool.

September 4, 2020 - Written by Editor

Boocame:-Wasaaradda caafimaadka Dawlada Puntland ayaa qalab ka kooban talaagada lagu kaydiyo taalalada xarumaha hooyada iyo dhalaanka.

Iskuduwaha wasaaradda Cabdiraxmaan Cumar Cadee ayaa gaarsiiyay degmooyinka Talex, Xudun,Awrbogays, kulaal,Boocame.

Iskuduwe Cabdirahmaan Cumar Cadde ayaa meelaha talaagada la geeyay kula dardaarmay inay ka faa’iidaystaan dhaqaaleeystaana.

Masuuliyiinta xarumaha talaagadahan la gaarsiiyay ayaa bogaadiyay in ay helaan qalabkaan ka caawin doona horo usocodsiinta shaqadooda.

DHAMMAAD
XAFIISKA WARFAAFINTA WASAARADA CAAFIMAADKA DOWLADDA PUNTLAND.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

251,103 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>