Wasiirka Maaliyadda Puntland oo soo gaaray Qardho

September 15, 2020 - Written by Editor

Qardho:-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ahna Gudoomiyaha Guddiga dib u habaynta Ciidamada Mudane Xassan Shire Cabdi iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar kadib markii ay safar kaga soo ambabexeen magaalada Garoowe ee caasimada Puntland.

Waftiga Wasiirka waxaa ka mid ahaa Taliyaha Ciidamada Daraawiishta Gen.Yaasiin Cumar Dheere,Taliyaha Ciidamada Booliska Gen.Cabdi Xasan iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Dawladda Puntland.

Waftigan ayaa degmada Qardho u yimi hawlo shaqo oo ku aadan dhanka Ciidammada.

Baahintii

Xafiiska Wacyigalinta iyo Warfaafinta
Wasaaradda Maaliyadda
Dawladda Puntland

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

238,597 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>