Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland oo la kulmay wakiilo beesha caalamka ah.[Masawiro]

September 3, 2020 - Written by Editor

Muqdisho:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimu qraadiyeynta Puntland Maxamed Dhabancad oo ay Wehliyaan xubno ka tirsan Wafdiga Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ee ku sugan Muqdisho, ayaa kulan la qaatay Wakiilada Beesha Caalamka ee Soomaaliya gaar ahaan Midowga Europe, Sweden, Italy UNSOM iyo diblumaasiyiin kale .

Wafdiga Madaxweynaha ee kulanka ka qeybgalay oo isugu jira Wasiiro iyo Saraakiil Madaxtooyada ayaa diblumaasiyiinta Beesha caalamka ka socday uga warbixiyey xaaladda guud ee Puntland sida Nidaamka Dimuqraadiyadda Puntland oo meel wanaagsan maraya, Horumarinta Dhaqalaha, horumarka laga sameeyay dib-u-habeynta Amniga iyo Aragti da Puntland sida lagu gaari karo Doorasho ka dhacdo Soomaaliya oo loo dhanyahay, oo wakhtigeedi ku dhacdo si looga fogaado khalkhal siyaasadeed.

DHAMMAAD.

XAFIISKA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA DADWEYNAHA WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA FEDERALKA IYO DIMUQRAADIYEYNTA PUNTLAND.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

251,104 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>