Guddiga Hirgelinta Doorashada Heer Federaal oo ku baaqay in xal laga gaaro arrimaha doorashada

January 27, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Guddiga Hirgelinta Doorashada Heer Federaal ayaa caawa waxaa uu soo saaray Warsaxaafeed ku aadan in doorashada la qabto si deg deg ahna laga gaaro xal khilaafka ka aloosan doorashada oo u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Puntland iyo Jubbaland.

Guddiga Hirgelinta Doorashada Heer Federaal ayaa ku baaqay in la fuliyo heshiiskii ay si wada jir ah ay u gaareen Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada 17 Seebteembar 2020 oo ay si wadajir ah u meel mariyeen labada Aqal ee Baarlamaanka 1dii Oktoobar 2020.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2021
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online