Howl galo caawa ay Ciidamada Madaxtooyadu ka sameeyeen Boosaaso.

January 11, 2021 - Written by Editor

Boosaaso:-Howgal uu hogaaminayey Taliyaha Ciidamada Booliska Gobalka Bari oo ay qeyb ka ahayeen Ciidamada Madaxtooyada Dowlada Puntland ayaa caawa laga sameeyey magaalada Bosaaso ee xarunta Gobolka Bari si loo xaqiijiyo amniga magaalada Boosaaso.

Taliyaha Ciidamada Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud iyo weliba Ciidamada Madaxtooyadda ayaa howl galka ay ka sameeyeen cidamada waxaa uu qaadatay ilaa 9 saacadood waxana laga sameeyay howl galka Bartamaha Laamiga Bosaaso iyo weilba Xaafaddah magaalada Boosaaso ,Hoteelada waxaan howl galkaan lagu soo qabtay dad badan oo lagu samayn doono baaritaano kale duwan.

Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa Bulshada Boosaaso ka codsaday in ay la shaqeeyaan laamaha amniga ee Gobolka Bari.

M_M_Deeq
Halgan.net.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

246,897 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>