Madaxweynaha Dowlada Jubbaland oo dib ugu laabtay Kismaayo kana hadlay khilaafka doorashooyinka dalka.[Video]

January 10, 2021 - Written by Editor

Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdigiisa ayaa maanta dib ugu soo laabtey magaalada Kismaayo ee Caasimada ku meel gaarka ah ee Jubbaland. Madaxweynaha ayaa sheegay in Madaxda qaranku ay iska indho tirayaan xaqiiqada dhabta ah ee dalka kajirta doorashana aysan ku dhici karin ayada oo ay jirto kala qeybsanaan siyaasadeed wax heshiis lagu yahayna aan la isla meel dhigin.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

246,898 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>