Madaxweynaha Puntland Shir-guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada ee Dowladda Puntland.[Masawiro]
January 7, 2021 - Written by EditorGaroowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid C/laahi Deni, ayaa maanta waxaa uu Shir-guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada ee Dowladda Puntland. Shirka Golaha Wasiirada oo uu ka qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, waxaa todobaadkan looga hadlay Amniga, horumarinta Garoomada Diyaaradaha, Mushaharka Shaqaalaha iyo dib-u-eegista khidmadda Visaha (Dal ku galka ) iyo shaqasiinta Ajaanibta.
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net