Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo soo saartay Go’aan lagu xakamaynayo Shillin Soomaaliga
(January 21, 2021)
Garoowe:-Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa waxaa ay soo saartay go'aan lagu xakamaynaayo lacagaha laysaga safriyo Gobolada kala duwan ee Puntland. Wasiir kuxigeenka Dakhliga Wasaaradda Maa
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo kulan l qaatay Wakiilada beesha caalamka u jooga Soomaaliya.
(January 21, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta hab maqal iyo muuqaal ah kulan kula yeeshay Wakiilada Beesha caalamka u qaabilsan Soomaaliya oo uu hoggaaminayo erga
Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe oo kulan l qaatay Wakiilada beesha Caalamka u jooga Soomaaliya.
(January 20, 2021)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa waxaa u maanata kulan kula qaatay hab maqal iyo muuqaal ah Wakiilada beesha Caalamka u jooga dalka Soomaaliya. Kulankan ayaa w
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Safiirka Dalka Ingiriiska Amb. Ben Fender
(January 20, 2021)
Hargeysa:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiska ku qaabilay safiirka dalka Ingiriiska, Amb. Ben Fender oo uu wehelinaayey Mr Stuart Brown oo ah madaxa
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo kormeeray Dugsiga Tababarada Ciidamada ee magaalada Badhan.[Masawiro]
(January 20, 2021)
Badhan:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Gudoomiye Abdirashid Yusuf Jibril iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa maanta kormeeray Dugsiga Tababarada Ciidamada ee magaalada Badhan. Dugs
Puntland oo ka tacsiyeysay geerida Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Cabdi Ismaaciil Boss.
(January 20, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane a Siciid Cabdullahi Deni oo ku hadlaaya magaciisa, kan shacabka Puntland iyo kan Dowladdaba waxa uu ka tacaiyaynayaa geerida Alle naxariistii Janno haka
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo gaaray degmada Badhan.[Masawiro]
(January 19, 2021)
Badhan:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Gudoomiye Abdirashid Yusuf Jibril iyo wefti uu hogaaminayo oo saaka kasoo kicitimay caasumadda Puntland ee Garoowe ayaa maanta lagu soo
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo beenisay in ciidanka Soomaaliya ay qeyb ka yihiin dagaalka waqooyiga Itoobiya.[Video]
(January 18, 2021)
Muqdisho:-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe oo la hadlay saxaafadda caawa ayaa sheegay in aysan jirin wax cidamo Soomaaliyeed ah ee
Madaxweynihii hore ee Puntland oo ka hadlay xal u helida Shillin Soomaaliga.[Video]
(January 18, 2021)
Garoowe:-Madaxweynihii hore ee Dawladda Puntland Senator Cabdiraxmaan Sheekh Max'ed Faroole ahna Gudoomiyaha xal u helidda Shillin Soomaaliga oo ka hadlay go'aamadii kasoo baxay gudiga, iyo qaabka loo
Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta oo ka digey dib u dhaca doorashada
(January 18, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Gudoomiyaha Midowga Musharaxiinta Shariif Sheekh Axmed ayaa galabta  shir Jaraa'id ku qabtay  magaalada Muqdisho waxaana uu ka hadalay arimah

« Previous PageNext Page »