Taliyaha Guud ee Ciidamdda Difaaca dowladda Puntland oo gaaray magaalada Qardho

January 15, 2021 - Written by Editor

Garoowe:-Taliyaha Guud ee Ciidamdda Difaaca Dowladda Puntland S/Gaas Yaasiin Cumar Dheere ayaa maanta soo Magaalada Qardho ee Gobolka Karkaar isagoo u yimid howlo shaqo oo ku saabsan ciidamo ka tirsan kuwa Puntland oo mudo uu tababar uga socdo xerada Tababarka Ciidamada ee Xorgoble.

Taliyaha Guud ee Ciidamdda Difaaca dowladda Puntland S/Gaas Yaasiin Cumar Dheere oo galabta safar dhuka uga soo baxay magaalada Garoowe ee caasimada dowladda Puntland waxaan safarka ku weheliya Wasiiro ka tirsan Dawladda Puntland iyo saraakiil ciidan.

Taliyaha Guud ee Ciidamdda Difaaca dowladda Puntland S/Gaas Yaasiin Cumar Dheere iyo wafdiga la socda ayaa la filayaa in ay tababar u soo xiraan Ciidamo ka tirsan Booliska oo mudo ku jiray Dugsiga Tababarka ee xerada Xorgoble.

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Xassan Shire Cabdi ayaa ka mid ah wafdiga soo gaaray magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka karkaar.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2021
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online