Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya oo gaaray Baydhabo.[Masawiro]
January 14, 2021 - Written by EditorBaydhabo:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xassan Maxamed Lafta gareen ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxa uu kulan kula qaatay Wafdi uu Hogaaminayey Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya James Swan oo Wafdigiisa ay Qeyb ka ahaayeen Madax ka socday Hay,addaha IOM iyo OCHA.
no images were found
Kulanka ayaa inta uu Socday Waxaa looga Hadlay Arimaha Gargaarka, Saamaynta Ayaxa, iyo Arrimaha Doorashooyinka.
A/cawaale
Halgan.net