Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya oo gaaray Baydhabo.[Masawiro]

January 14, 2021 - Written by Editor

Baydhabo:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xassan Maxamed Lafta gareen ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxa uu kulan kula qaatay Wafdi uu Hogaaminayey Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya James Swan oo Wafdigiisa ay Qeyb ka ahaayeen Madax ka socday Hay,addaha IOM iyo OCHA.

Kulanka ayaa inta uu Socday Waxaa looga Hadlay Arimaha Gargaarka, Saamaynta Ayaxa, iyo Arrimaha Doorashooyinka.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2021
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online