Wasiirka Warfaafinta Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka hadlay go’aanka IGAD ee Arrimaha Kenya & Soomaaliya
January 27, 2021 - Written by EditorMuqdisho:-Wasiirka Warfaafinta Dowladda Federaalka Soomaaliya Cismaan Dubbe ayaa maanta waxaa uu shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaana uu ka hadlay go’aanka ka soo baxay Gudi IGAD u xil saartay in ay wax ka soo ogaadaan Khilaafka u dhexeeya dowladda Soomaaliya iyo Kenya.
Wasiirka Warfaafinta dowladda Federalka Soomaaliya Cismaan Dubbe oo shir jaraa’id waxaa uu ku sheegay in Jabuuti ay la safatay dowladda Kenya isagoona codsaday in dowladda Jabuuti ay ka bixiso raali gelin.
M_M_Deeq
Halgan.net