Wasiirka Warfaafinta Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka hadlay go’aanka IGAD ee Arrimaha Kenya & Soomaaliya

January 27, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Wasiirka Warfaafinta Dowladda Federaalka Soomaaliya Cismaan Dubbe ayaa maanta waxaa uu shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaana uu ka hadlay go’aanka ka soo baxay Gudi IGAD u xil saartay in ay wax ka soo ogaadaan Khilaafka u dhexeeya dowladda Soomaaliya iyo Kenya.

Wasiirka Warfaafinta dowladda Federalka Soomaaliya Cismaan Dubbe oo shir jaraa’id waxaa uu ku sheegay in Jabuuti ay la safatay dowladda Kenya isagoona codsaday in dowladda Jabuuti ay ka bixiso raali gelin.


M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2021
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online