Ciidamada Booliska Gobolka Bari oo gacanta ku soo dhigay Askari dil ugu geystay qof shacab ah ee Boosaaso.[Video]

April 12, 2021 - Written by Editor

Boosaaso:-Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa Warbaahinta u sheegay in Ciidamada Booliska ee Magalada Bosaaso ay gacanta ku soo dhigeen askari ka tirsan ciidamada oo dil u geystay Qof shacab ah ka dib markii uu goobtii uu dilka ka geystay uu ka baxsaday.

Ciidamada Boolska magaalada Boosaaso oo howlagal sameeyay ka dib Dilka loo geystay qofka shacabka ah ayaa ku guulaystay in ay gacanta ku soo dhigaan gacan ku dhiglihii dilka geystay haddana waxaa uu ku jiraa gacanta Booliska.

Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud oo la hadlay saxaafadda ayaa yiri ” In la Dhaafay In Askari markii Uu Dil u geysto Qof shacab ah La Oran Jiray Waa Baxsaday Qofkasta Oo Dhibateeya Shacabka Cadaalada La Horgeyn doono”

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2021
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online