Ciidamada Daraawiishta dawladda Puntland ee Dugsiga Gen Carayrs ee Godod oo tababar loo soo xiray.[Masawiro]

April 12, 2021 - Written by Editor

Gaalkacyo:-Ciidamada daraawiishta dawladda Puntland mudo tababar uga socday Dugsiga Gen Carayrs ee Godod ee magaalada Gaalkacyo ayaa maanata loo soo xiray.
Xaflada soo afmeerida Tababarka waxaa ka soo qayb galay Guddoomiyaha Guddiga ahna Wasiirka Maaliyadda oo ay waheliyaan Wasiirka Amniga, Guddoomiyaha Gobolka Mudug, Taliyaha Ciidamada daraawiishta, Duqa degmada Gaalkacyo, Taliyaha qaybta Gobolka, Masuuliyiinkale iyo Bulshada deeganka Godod.

Ciidamada ayaa soo bandhigay Casharadii dhanka Ciidamada ee ay qaateen waxana salaan ka qaatay Taliyaha Ciidamada daraawiishta Gen Yaasiin Cumar dhere.
Ciidamada daraawiishta ee Tababarka loo soo xiray ayaa loo bixiyay Guutada (BIR-JEEX) sida uu munaasabadaasi uu ka sheegay Taliyaha Ciidamada daraawiishtu.
Filo khudbadaha Madaxdu halkaasi ka jeedisay.

Baahintii
Xafiiska Wacyigalinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland

Leave a comment

*

Archives
April 2021
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online