Golaha Wakiillada PL oo qaadacay muddo kordhintii loo sameeyey Goleyaasha Dowladda Federaalka Soomaaliya.[Video]

April 17, 2021 - Written by Editor

Garoowe:-Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa qaadacay muddo kordhintii ay sameysteen Goleyaasha Dawladda Federalka ee Soomaaliya ee wakhtigu ka dhammaaday,
Fadhiga maanta oo uu Shir-guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Gudoomiye Abdirashid Yusuf Jibril uu ay wehliyaan ku xigeenka 1aad Hon. Abdiaziz Abdullahi Osman iyo Ku xigeenka 2aad Ismaaciil Maxamed Warsama.

Fadhiga oo ay maanta joogeen 52 Xildhibaan ayaa waxaa Ogol u codeeyay 49, Diidmo 1, Aamus 2 Mudane. Isla maanta, Fadhiga 28aad ee Kalfadhiga 47aad ee Golaha Wakiillada DPL ayaa waxaa horyimi, Madaxweynaha & Madaxweyne ku xigeenka DPL waxayna Xildhibaanadana iska xog-wareysteen xaaladaha dalka guud ahaan,isla maanta ayaana rasmi ah loo soo xiray.

DHAMMAAD
Xafiiska Warfaafinta & Wacyi-gelinta
Golaha Wakiilada Dawladda Puntland

Leave a comment

*

Archives
April 2021
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online