Madaxweynaha Cali Guudlaawe oo ka tacsiyeeyay Xasuuqii ka dhacay wadada xiriirisa Balcad iyo Jowhar

April 14, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo ku hadlaya Afka Golayaasha Dowladda iyo Shacbiga Hirshabelle ayaa ka tacsiyeeyay falkii bahalnimada ahaa ee kooxda argagixisada alshabab ku xasuuqeen Shacab Soomaaliyeed oo ku safrayay wadada xiriirisa Magaalooyinka Balcad iyo Jowhar.

Madaxweynaha ayaa tacsi u diray dhamaan qoysaskii iyo eheladii ay ka baxeen Marxuumiintaas isagoo amray hay’addaha Amniga ee Dowlada ay talaab ka qaadaan kooxaha Argagixisada ee u taagan xasuuqa Shacabka.

Ugu dambeyn Madxaweyne Cali Guudlaawe ayaa Alle uga baryay Shacabkii ku dhintay Wadada xiriirisa Balcad iyo Jowhar inuu Janatul Fardawsa ka waraabiyo, Ehelada, Asxaabta iyo Shacabka Soomaaliyeed ee ay ka baxeena uu Samir iyo Iimaan Eebbe ka siiyo.

AAMIIN AAMIIN AAMIIN

-DHAMAAD-

18185 commentsLikeCommentShare

Leave a comment

*

Archives
April 2021
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online