Madaxweynaha Hirshabeelle Ali Guudlaawe Hussein oo u hambalyeeyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismail Omar Geelle
April 10, 2021 - Written by EditorMuqdisho:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Ali Gudlawe Hussein ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Madaxweynaha Dalka Jabuuti Mudane Ismail Omar Guelleh oo markii 5aad dib loo doortay.
Madaxweyne Geelle waxa uu kaalin muuqda kasoo qaadatay dhismaha Dowladdnimada Soomaaliyeed.
Waxaan leeyanahay Allaha kula garab galo xilka culus ee laguu doortay, waxaana idiin rajeynaynaa horumar iyo barwaaqo.
-DHAMAAD-
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA HIRSHABEELLE