Madaxweynaha Hirshabeelle oo gaaray degmada Warsheekh.[Masawiro]
April 1, 2021 - Written by EditorMuqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo oo maanta gaaray degmada Warsheekh ayaa si heersare ah loogu soo dhoweeyay.
Madaxweynaha waxaa soo dhoweyntiisa ka soo qeybgalay boqolaal Dadweyne ah Maamulka Degmada, Xildhibaano iyo wasiiro ka tirsan Hirshabeelle.
Madaxweyne Cali Guudlaawe Xuseen ayaa dhagax dhigay suuqa malaayga Degmada waxa uuna soo indha indheeyay xarumaha Maamulka iyo Cusbitaalka Magaalada.
no images were found
-DHAMAAD-
XAFIISKA WARFAAFINTAMADAXTOOYADA DOWLADA HIRSHABEELLE