Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare BFS oo ka tacsiyeeyey geerida Prof. Maxamed Cabdi Gaandi
(April 18, 2021)
Muqdisho:-Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare BFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhammaan Ummadda Soomaaliyeed Gaar ahaan Xildhibaannada, qoyska iyo qaraabada uu ka
Madaxweynaha dowladda Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida Prof Maxamed Cabdi Gaandi.
(April 18, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaaya magaciisa, kan Goleyaasha Dowladda iyo kan shacabka Puntland ayaa ka tacsiyeeyay geerida Alle ha u naxariiste Wasi
Maxay ka wada hadleen Ra’iisul wasaare ku xigeenka DFS iyo Safiirada Uk ee Soomaaliya.[Masawiro]
(April 18, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumada xil gaarsiinta ah ee dowladda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda ee UK ee Soomaaliya M
Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay Madaxweynayaashii hore ee Dalka.[Masawiro]
(April 17, 2021)
Muqdisho:- Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo howlo shaqo u jooga Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa uu kulan la qaatay Madaxweynayaashii hore ee Dalka Xasan Sheekh M
Madaxweynaha Jubaland oo isbadel ku sameeyey Taliyaasha Ciidamada Jubaland
(April 17, 2021)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Mudane H.E Ahmed Mohamed Islaam ayaa waxaa uu isbedal ku sameeyay Taliyayaasha ciidanka gaar ahaan Hay’addaha amniga Jubaland. [ngg src="galleries" ids="3
Madaxweyne Farmaajo iyo Wakiilada Beesha Caalamka ee C6+ oo kulan uga socdo Teendhada Afisyooni
(April 17, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saaka waxaa uu shir gaar ah kula leeyahay Teendhada Afisyooni Wakiilada Beesha Caalamka ee C6+, Shirkan ayaa ah
Golaha Wakiillada PL oo qaadacay muddo kordhintii loo sameeyey Goleyaasha Dowladda Federaalka Soomaaliya.[Video]
(April 17, 2021)
Garoowe:-Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa qaadacay muddo kordhintii ay sameysteen Goleyaasha Dawladda Federalka ee Soomaaliya ee wakhtigu ka dhammaaday, Fadhiga maanta oo uu Shir-guddoomiyey G
Madaxweynaha DGPL iyo ku xigeenkiisa oo hortegay Golaha Wakiilada ee Puntland.
(April 17, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta hortagay Golaha Wakiilada ee Dowla
Madaxweynaha Jubaland oo ka warbixiyey xaalada dalka Soomaaliya ka dib kulan uu la qaatay Bulshada Jubaland.[Video]
(April 16, 2021)
Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa caawa kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee Bulshada Jubaland, waxaana uu uga warbixiyay xaalada dalka iyo sida Dowlada wakhtigeedu uu d
Wasiirka Amniga Dowladda Federaalka Soomaaliya oo caawa ka hadlay xaalada magaalada Muqdisho.[Video]
(April 16, 2021)
Muqdisho:-Wasiirka Amniga dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Xundubey oo goor dhow la hadlay saxaafadda dowladda ayaa sheegay in ciidamada dowladdu aysan weerar ku ahayn xaafaddo nabdoon oo ka mid a

« Previous PageNext Page »