Wareysi: Aabaha askari ka soo baxsaday Eritrea oo lagu dilay Afgooye.[Dhagayso]

July 13, 2021 - Written by Editor

Afgooye:-Wararka ka imanaya magaalada Afgooye ayaa sheegaya in nin dhowaan sheegay inuu kasoo goostay ciidanka Soomaalida ee lagu tababarayo Eritrea in lagu dilay halkaasi habeenimadii Isniinta.

Ninkan ayaa lagu magacaabo jiray Cabdimaalik Cabdullaahi Xaaji Xasan. Aabaha ninkaasi oo lagu magacaabo Cabdullaahi Xaaji Xasan ayaa Caasha Ibraahim Aadan uga warramayey sida ay wax u dhaceen.?

VOA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

255,063 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>